Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Suullay, oo qiyaastii 17 kiiloomitir dhanka koonfureed kaga beegan deegaanka Teedaan ee gobolka Hiiraan.
Sida lagu sheegay war-saxaafadeedka, howlgalka waxaa lagu dilay 25 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, halka 18 kalena lagu dhaawacay.
Warbixintu waxay sidoo kale sheegtay in afar xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab ay isu soo dhiibeen Ciidanka Xoogga Dalka, kuwaas oo lagu kala magacaabay:


From the comments