
Sheekafaneedda Odayga iyo Badda: Tamarta Aadanaha iyo Tashiilka Ereyga
Qisada qoritaanka sheekada iyo duruuftii ku hareeraysnayd ayaa ah mid xiiso leh. Masraxa suugaanta ee qarnigii 20aad, shakhsiyaad yar ayaa yeeshay saamayn la eg midda Erneest Heemginway (Ernest Hemingway). Si…
Jun 01, 2026

Xeerarka Doqoniimada Dadka
Xikmaawiyiinta dunidu waxay ka tageen dhaxal suugaaneed iyo mid qoraal oo qeexaya cudurka doqoniimada, oo ah mid dawadiisa lagu dawakhay. Waxa la yidhi, “Caruurnimada waa laga weynaadaa, fudaydka waa laga…
May 23, 2026

CALEEMASAARKII UGAASKA “CURADKA HAWIYE”
Hordhac Caleemasaarka Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde ayaa ka dhacay magaalamadaxda dalka ee Muqdisho, 25kii Abriil 2026. Muqdisho, oo taariikh ahaan martigelisay dhacdooyin waaweyn oo siyaasadeed, kuwo…
Apr 26, 2026

Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas xaashi ugaas faracadde oo maanta Muqdisho lagu caleemasaaray
Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah loogu caleema-saaray Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde, ka dib munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo ay ka soo qeyb-galeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo kamid yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda FederaalkaSoomaaliya Mudane XasanSheekhMaxamuud, siyaasiyiin hore, madax dhaqameed ka kala yimid inta badan gobollada dalka iyo dibedda, ganacsato, Culimo, iyo marti sharaf kale
Apr 25, 2026