
Bilaal Q. Fiqi (Aar)
Cilmibaare daneeya dersidda iyo wax-ka-qoridda taariikhda iyo siyaasadda, suugaanta iyo cilmi-afeedka.
Qaybta Aragtida ee Goobjoog waxa ay tahay madal furan oo loogu talagalay fikirka, falanqaynta iyo doodaha ku saabsan arrimaha dalka, gobolka iyo dunida.
Waxaan rumaynaa in doodda furan, xogta saxda ah iyo aragtiyaha kala duwan ay yihiin saldhigga wacyi-gelinta bulshada iyo horumarka dalka.
Fikir, falanqayn iyo dood xor ah.

Cilmibaare daneeya dersidda iyo wax-ka-qoridda taariikhda iyo siyaasadda, suugaanta iyo cilmi-afeedka.

Qore dersa culuunta bulshada, isla markaasna xiisaysa daraasaynta iyo wax-ka-qoridda dhaqamada bulshada, habfikirkooda iyo saykoolojiyadda bulsheed.

Qore culuunta bulshada bartay oo xiiseeya akhriska iyo qoraalka, kana faallooda arrimaha siyaasadda, amniga, buugagga iyo shineemada.

Qore daraaseeya culuunta dhaqaalaha, waxna ka qora dhaqanka, dhaqaalaha, iyo dawladnimda, si gaar ah dhisidda hay'ado dawladeed oo daahfuran, kana hufan eex, musuq iyo caddaaladdarro.

Saxafi diiradda saara oo wax ka qora teknolojiyadda, xiriirka caalamiga ah, iyo dawladnimada Soomaaliya.

Saxafi wax ka qora arrimaha bulshada, amniga iyo dawladdhiska.